Sargaal Mareykan ah oo Al Shabaab ka difaacay Eedeyn horey loogu soo jeediyay

Sida uu daabacay Wargeyska Daily Nation ee ka soobaxa dalka Kenya Sarkaal ka tirsan waaxda arimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegay in wax cadeyn ah Mareykanka uusan u heynin in dagaalyahanada Al shabaab ay u gaarsadaan Maroodiga si ay u maal geliyaan howlgalkooda. Hadalkan ka soo baxay Mr Richard Glenn oo Mareykanka u qaabilsan waaxda duurjoogta … Continue reading Sargaal Mareykan ah oo Al Shabaab ka difaacay Eedeyn horey loogu soo jeediyay